Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Sool Gym ayaa loogu tala galay qayb Haweenka jirkooda ku dhistaan oo markii hore dhibaata ku qabeen in Ragga la galaan Xarumaha jir dhiska, waxaana loo qalabeeyay si casri ah qaybtan si ay Dumarka Laascaanood uga faa’ideystaan
Munaasabada Xaruntan lagu Xarig jaraayey ayaa waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Haweenka kan Degmada, Milkiiliyaasha Xarunta iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada Laascaanood iyagoona soo dhaweeyey hirgelinta Xaruuntan.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi