Tababar ku saabsan Badqabka Fikirka Oo Lagu qabtay Baydhabo.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madal looga hadlaayey Badqabka Fikirka ayna soo qaban qaabisey Hay’ada TUBSAN ayaa lagu qabtey Baydhabo taasi oo ay ka qeybgaleen dhamaan ururada Bulshada ee ku dhaqan Deegaanka

madasha oo socotey Mudo ayaa waxaa ka qeybgalayaasha ay ku soo bandhigeen sida lagu heli karo Badqabka Fikirka waxaana sidoo kale la dhaqeystey dhamaan ka qeybgalayaasha kulanka

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here