Odayaasha KG Oo ku baaqey Joojinta Gowraca Xoolaha Dhediga ah

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Marka La gaaro Bisha Carafo ayaa waxaa inta badan la gowracaa Xoolo nool oo dadka Muslimiinta Allah ku waajib yeeley inta awooda in Maalinkaas Gowracaan waxaa inta badan jirta dad Muxsiniin ah Hey’ado iyo Dowlado ka qeyb qaata Gowraca Xoolaha si Bulshada danyarta ah loo gaarsiiyo

Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed oo la hadlay Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dowladda KG ayaa ugu baaqay in ay ka Hortagto Xoolaha Dhediga ah Ee Gowraco Munaasabada Ciida Carafo taasoo saameyn ku yeelan karta Taranka Xoolaha islamarkana ku taliyay in kaliya la gowraco kuwa Labka ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here