Maqaayada Lagu Iibiyo cunnooyinka wadaniga ah Oo Laga Hirgeliyey Baydhabo.

0
7

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Casri Coffee oo ah maqayada si weyn loo casriyey laguna sameynaayo Qeybaha kala duwan ee Cunooyinka ka soo go’a dalka sida Cambuulada, Soorta Qamadiga kuwa kaloo fara badan ayaa waxaa laga hirgeliyey Magalada baydhabo ee xarun gobolka baay

Waxaana Hirgelinta maqaayadaani cusub iska lahaa koox haween ah kuwaas oo deegaanka u arkey in ay maqaayada noocaani ah ay Ka banaan tahay Magaalada muhiimna ay aheyd in lagu soo kordhiyo Maadaama ay jiraan dad si aad ah u xiiseeya cunooyinka dalaqyada Dalka lagu beerta ayna yihiin kuwa ka Caafimaad Badan kuwa Laga Keena Dalka Banankiisa.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here