Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Shacabka Degmada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa dayactir iyo qashin saar ka sameeyey Buunada Nuur Xawaad oo ay horey u saameeyeen roobabkii iyo daadadkii sanadkii hore ka dhacay degmada baladweyne
Buundadaan Nuur Xawaad ee Baladweyne ayaa ka muuqdey burbur iyo nadaafad xumo maadaama dadka degmada inta badan ay ku soo shubaan qashinka ay ka keenaan xaafadaha
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani