Dhismaha Wadooyinka Xaafadaha Degmada Hodan Oo La dhagax dhigey.

0
46

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Xaafadda Soonakey Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa laga dhagax dhigey Wadooyiin loo sameynayo Xaafada oo gaaraya Toban wado, kuwaas oo Baahi weyn ay u qabeen Dadweynaha Xaafadda Soonakey.

Gudoomiyaha Maamulka Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir Cali Faale iyo Masuuliyiin kale oo dhagax dhigay ayaa Kormeer Guud ku sameeyay Wadooyiinkan dib loo dhisi doono.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here