Arday ka Aflaxday Madarasada Nuurul islaam Oo Xaflad Loogu qabtay Baydhabo.

0
8

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baydhabo ayaa lagu qabtey munaasabada ay ku qalin jabinaayeen dufcadii 3aad ee wax ka baratey madarasada Nuurul Islaam oo ka mid ah madarasooyinka lagu barata Xifdinta qur’aanka kariimka ee Qowlka Eeebe.

Waxaana munaasabada goob joog ka ahaa maamulka Iyo Macalamiinta Madarasada Culumo bahda wax barshada degmada, waladiin ardeyda iyo Marti sharafa kale ee lagu casuumey.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here