Wajiga labaad mashruuca dhismaha waddooyinka Kismaayo Oo meel wanaagsan maraya.

0
10

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Kismaayo ee Caasimada Jubbaland ayaa waxaa ka socda dhismayaal wadooyinka xaafadaha ah taasi oo ay fulineyso Dowlada Hoose taasi oo maamulka uu sheegey in hadafka uu yahay in dhamaan xaafada o dhan la saaro wadooyin laami ah

Xaafadda Faanoole ayaa hada laga bilaabey dhismaha wadooyinka taasi oo bulshada si aad ah u soo dhoweeyen maadaama wadooyinka xaafadaasi ay ahaayeen ku burbursan oo aan aanan helin wax dhismo ah mudo

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here