Qalab Lagu sifeeyo Keliyaha Oo Loogu deeqay Isbitaalka Hargeysa

0
9

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Isbitaalka Guud ee Magaaalada Hargeysa Ee Somaliland ayaa waxaa Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulaahi Ciro uu gaarsiiyay deeq mishiino ah, kuwaas oo lagu sifiiyo Kaliyaha.

Deeqdan oo gaareysa Toban Mishiin ee lagu sifiiyo Kaliyaha ayaa waxaa lagu kordhiyay Waaxda Daryeelka iyo Daaweynta Xanuunada ku dhaca Keliyaha ee Hargeisa Group Hospital ee Somaliland.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here