Olole nadaafadeed Oo Laga Sameeyey Xaafada Hanti-Wadaag Degmada Garoowe.

0
9

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maamulka Xaafadda Hanti-Wadaag oo ka duulaya Naadaafad Xumada Xaafadda iyo Guddiga Xaafadda ayaa Ollele Nadaafadeed ku sameeyey Guud ahaan Xaafaadda Hanti-Wadaag ee degmada Garowe.

Si loo daabulo qashinkii laga soo nadiifiyey Xaafadda oo hal goob la isugu keenay ayaa waxaa kormeer ku tagtay goobaha qashinka laga gurey ee Xaafadda Madaxa Xaafadaha Haweenka iyo tuulooyiinka Degmada Garoowe.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here