Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowlada Hoose ee Magaalada Bosaaso ayaa soo gabagabaysay qorshe Wadooyinka Magaalada,isgoysyada iyo Aargooyinka loogu xirayey Ishaarooyin iyo Calaamadaha jidadka si looga hor tago khatar ka dhalata Marista Wadooyinka
Ishaarooyinka ayaa wax badan ka tari doona Gaadiidleyda kala duwan ee isticmaasha Wadooyinka Boosaaso si aysan ugu dhicin Shil Naftooda iyo Nafafka kale dhibaata ka soo gaarin islamarkaana Gaadiidleyda noqdaan kuwa ilaaliya Sharciga iyo Nidaamka loo sameeyey Wada marista
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady