Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Bulshada ku dhaqan Magaalada Mandhera ee gobolka Waqooyi bari ee Keenya ayaa waxay wajahayaan abaar sababtey kuleyl daran iyo biyo la’aan saamayn ku yeelatay nolasha dadka iyo duunyada kadib markii la waayey Roobkii ay dadku ku tiirsanaayeen Warbiyoodyada iyo Ceelasha ayaa noqday kuwa gursadey.
Si Arintaan wax loogu qabto loona badbaadiyo Nolosha dadka iyo Duunyada ayay culumada Mandhera soo saareeyn baaqa ku sabasaan Alle bari Roob doon ah.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi