Ciidanka Amaanka Degmada Bardaale Oo Tababar loo Furey.

0
40

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tababarkan oo ku saaabsanaa habka looga hortago waxyaabaha Liidka ku ah Amaanka iyo kawada shaqeyntiisa ayaa waxaa Magaalada Bardaale loogu daahfurey Saaraakisha kala duwan ee Ciidanka Amaanka Degmada.

Daah-furka Tababarka ayaa waxaa ka qeyb-galay Gudoomiyaha Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Bay iyo Masuuliyiin kale, Kaas oo intii uu socdo Casharadiisa ay bixin doonaan Khubaro dhanka Amniga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here