Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dufcaddii 6-aad ee ardayda ka qalin jabisa Madarasada Al-Nuur ee degmada Ceelbarde ayaa loo qabtay xaflad si heer sare ah loo agaasimay, taas oo lagu abaalmarinayay ardayda dhamaysatay culuumta diinta Islaamka iyo fiqiga.
Xafladda ayaa waxaa ka soo qeyb galay culimada degmada, waalidiinta ardayda, mas’uuliyiin ka tirsan maamulka degmada iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi