Gudiga Dhismaha Masjidu Al-Nuur Magaalada Baydhabo Oo Codsadey in laga qeyb qaato

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhismaha ka socda Masaajidka Al-Nuur Xaafada Bardaale Ee Magaalada Baydhabo ayaa maraya meel dhexe iyadoona laga rabo in la gaarsiiyo dhowr dabaq kaas oo Bulshada ku nool dalka iyo dibadiisa ka qeyb qaadanayaan si loogu Cibaadeysto iyadoona gacanta ku hayaan Gudi ka kooban Culimo iyo dadka Xaafada

Qaar ka mid ah Gudiga Dhismaha Masaajidka Al-Nuur oo la hadlay Warbaahinta ayaa sharaxaad kooban ka bixiyey halka uu marayo dhismaha Masaajidka waxyaabaha loo baahan yahay si loo sii dhameystiro Masaajidka oo dadka Xaafada baahi u qabaan waxayna dalbadeen in laga qeyb qaato dhismaha Masjidka oo meel wanaagsan marayo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here