Dowlada Hoose Kismaayo Oo Bilaabaysa Dhismaha Wadooyin Cusub

0
54

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Kismaayo ayaa waxaa ka socda oo gabagaba ku dhow dhismaha Wadooyinka isugu jir Laami ah iyo kuwa Interlock ah oo loogu tala galay Xaafadaha si Bulshada uga faaideysato isla markaana kor loogu qaado isku socodka dadka, Gaadiidka iyo Horumarinta Ganacsiga

Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Abdullah Maxamed Oo Shir jaraa’id ku qabtey Xafiiskiisa ayaa ku dhawaaqey in ay dhawaan bilaabayaan dhismaha Wajiga sedexaad ilaa Sedax Wado Laami ah sida darteed dadka dhismiyaasha ku leh hareeraha wadooyinka ay baneeyaan si Howsha u fududaato.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here