Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ardeyda Carruurta Agoonta ee wax ku dhigata Madarasada Shaafici ee Degmada Ceelbarde ayaa Deeq lacageed La guddoonsiisay kuwaas oo iskugu jira wiilal iyo gabdho waxaana Deeqdan lacageed soo sadaqeystay walaalo muxsiniin ah, waxaana bixiyey Sheekh Maxamuud, oo ahaa wakiilka deeqda
Carruurtan Agoonta ah ayaa wax ku barata Madarasada Shaafici islamarkaana ah kuwa u baahan in la garab istaago si ay u sii wataan Waxbarashadooda waxay inta badan taageero ka helaan dad Muxsiniin ah oo ku kala nool dalka iyo dibadiisa
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi