Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaa magaalada Xuddur ee gobolka Bakool lagu qabtay xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu daahfurayay adeegyo cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Shifa oo ay ka mid yihiin adeegga gurmadka degdegga ah ee Ambulance, Oxygen-ka, iyo adeegyo Caafimaad oo kale
Xafladda waxaa ka soo qeyb galay maamulka gobolka Bakool, Kan degmada Xuddur, Ururada Bulshada iyo marti-sharaf kale inta ay socotey Xaflada Socotey ayaa waxaa lagu soo Bandhigey Horumarka uu sameynayo Isbitaalka Degmada Xudur
Warkung Waliba nig haaye Abdiqaadir Mohamed nor War’ady