Maqaaxi Cusub laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo Oo Xariga laga jarey

0
60

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Maqaaxidaan sida Casriga ah ee loo dhisey ayaa waxay kamid noqonee Goobaha lagu Cunteeyo ee ku yaala Magaalada Baydhabo iyadoona ay hirgeliyeen dhalinyaro deegaanka ah taasi oo loogu tala galay in ay Bulshada kaga maarmaan waxyaabaha qaar mararka aan halkaan laga wada helin karin

Munaasabada Furitaanka Maqaaxida ayaa waxaa ka qeyb galay Madax ka tirsan Maamulka KG Ganacsato Bulsho kala duwan oo lagu marti qaadey si ay qeyb uga noqdaan dhiiri gelinta Maqaaxida Ganacsi ee laga Furey Magaalada Baydhabo.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here