Kooxaha Ciyaaraha Degmada Kismaayo Oo Agab Sports Lagu wareejiyey

0
61

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ururka Kubadda Cagta Jubbaland ayaa agab Isports dhameystiran ku wareejisey Gudoomiyaasha kooxaha Heerka koowaad ee ka dhisan Degmada Kismaayo,si Ciyaaraha kor loogu qaado islamarkaana lagu Xoojiyo is dhax galka Bulshada

Munaasabada Lagu Wareejinaayay ayaa waxaa Goobjoog ahaa Madaxda Xiriirka Kubada Cagta Jubaland Gudoomiyaasha Kooxaha ka dhisan Kismaayo iyo Ciyaartoyda waxaa ugu horeyn halkaasi ka hadlay Gudoomiyaasha Kooxa iyagoo u mahad celiyeen Agabkan la soo gaarsiiyay kooxaha ku dhisan Degmada Kismaayo

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here