Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Barashada Xirfadaha Farsamada Gacanta waxay kor u qaadaa Fursadaha Shaqo Kobcinta dhaqaalaha iyo Dhalinyaradu noqdaan kuwa ku dhiirada in ay soo saaraan waxyaabaha dalka dibadiisa loo aadi jirey taas ayaa u muuqata in Sanooyinkan dambe dalka ku soo badanayaan
Magaalada Hargeysa waxay kamid ah tahay Meelaha ay Sanooyinkii dambe lagu arkaayey in Horumaro ka sameyneysay Goobaha Xirafadaha Gacanta Lagu barto oo ay dhalinyara badan ka faaideysteen islamarkaana ay kaga maarmeen shaqa La,aanta iyo in ay ka baaqsadaan Tahriibka
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi