Ardey ku guuleystey Tartan Qur’aan Akhris ah Oo Lagu abaal mariyey Hobyo

0
94

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi)Ardey dhameysatey quraanka kariimka ah ayaa xaflad kooban oo xalgu abaalmarinaayey loogu qabtey Carunta Dowlada Hoose ee Degmada Hobyo

Waxaa ka qeybgaley Xaflada Maclimiin , waalidiin Ardeyda Barashada quraanka dhameysatey iyo Maamulka Degmada Hobyo iyo masuuliyiin kale oo maamulka ka tirsan

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here