Howlgal Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo Laga Sameeyey Xaafadaha Baydhabo.

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Taliska Ciidanka Booliiska Magaalada Baydhabo ayaa waxaa uu intii lagu soo Guda jiray Bishii Ramadaan Wadey Howlgallo lagu Xaqiijinayay Ammaanka Guud ee Xaafadaha Magaaalada, kaas oo sidookale ay qeyb-ka ahaayeen Gudoonada Xaafaadaha.

Maamulka Xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baydhabo ayaa Taliska Ciidanka Booliiska uga Mahadceliyay Howlgalada Amni Xaqiijinka ahaa ee ay ku sameeyen Xaafadda Howlwadaag intii lagu jiray Bishii Barakeysneyd ee Ramadaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here