Hooyo danyar ah Guri Loogu dhisey Degmada Caabudwaaq

0
17

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gabdho Soomaaliyeed oo muxsiin ah oo ku dhaqan Dalka dibadiisa ayaa guri u dhisay hooyo haysta caruur agoon ah oo ku nool degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo taai oo horey u codsatey in loo dhiso guri

Dhismaha guryahaan ayaa sidoo kale waxaa ay ugu dareen qalabeynta waxaana ay u mahadcelisey dhamaan dadkii ku garab siiyey in loo dhiso guri ay wada degaan iyada iyo caruurteeda

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here