Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Haweenka ganacasatada ah ee ku sugan degmada berdaale ee gobolka baay ayaa ah kuwa la soo deristey suuq la.aanka dhanka badeecooyinka ee degmada taasi oo ay ka baneyaan ilaa iyo mudo fara badan taasi oo sababtey seemeyntii ka soo gaartey daadkii degmada ku soo rogmadey sanadkii hore wallow ay jiraan dad ka soo guurey dhaq dhaqaqyerida ka jirta suuqa awgiisa.
Hadaba waxaan wareysi la soo yeelaney qaar ka mid ah haweenka degmada berdaale ayigoona ka hadley waxyaabaha sababey suuqyerida iyo sida uu had yahay ganacsigooda ayigoona ku baqqey in ay maamulka degmada uu ka shaqeeyo sidii loo hormarin lahaa guud ahaan ganacsiga degmada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir