Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Ceelbarde ee Gobalka Bakool waxaa si rasmi ah loo furey Dhismaha Masjidka dib u dhis iyo balaaran lagu sameeyey, islamarkaana si ay u isticmaalan halkii marba Jameeco ka badan kuwii hore.
dhismaha Masjidkan oo ah masajidkii ugu horeeyey oo deegaanka lagu dhiso ayaa ku yaraday dadka ku nool degamada ceel barde.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi