Gaadiidleyda Baydhabo Oo Loogu baaqay yareynta Xawaaraha Baabuurta.

0
38

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Bulshada ayaa si aad ah isugu soo baha Maalmahan lagu jiro Ciida Wadooyiinka Gudaha Magaalada, si aysan u dhicin dhibaatooyiin ka yimaada Gaadiidleyda una dhicin wax shil ah ayaa waxaa la soo saarey Awaamiir ku socta Gaadiidleyda.

Gaadiidleyda Kala duwan oo ku dhex shaqeeya Gudaha Magaalooyiinka Gobolka Bay ayaa waxaa loogu baaqey in ay ku socdaan Xawaare aad u gaaban, maadaama lagu jiro Maalmaha Ciida.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here