Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhismaha jidka isku xidha Magaalooyiinka Hargeysa iyo Bali-gubadle oo Meel Fiican maraya ayaa waxaa kormeerey Masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan Maamulka Somaliland.
Ujeedka Kormeerka ayuu ahaa sidii looga warqabi lahaa sida ay u socto Dhismaha jidka isku xidha Magaalooyiinka Hargeysa iyo Bali-gubadle oo hada la dhisey 5km sidookale ay socto dhismaha 2km oo kale.
Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday