Taliska Booliska Baydhabo Oo Soo Saaray Awaamiir la xariirta Ciida

0
14

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Munaasabada Ciidul Fitriga oo ka horsan Saacado ayaa waxaa dhamaan Magaalooyinka dalka laga dareemayaa diyaar garowga ku aadan weyneyta Maalinta Ciida Deeganada KG waxay kamid yihiin meelaha sida aadka loogu dareemayo Diyaarowga Ciida gaar ahaan Baydhabo

Sida la ogyahay Maalmaha Ciida waa Maalmo Mashquul badan sidaa darteed mararka qaar ay dhashaan Falal Amniga Lidi ku ah waxaana inta badan heegan la geliyaa Ciidanka Amaanka si ay uga hortagaan wax kasta oo falal Amni daro keeni kara.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here