Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Deeqdan oo aheyd Zakaatul Fidri ay ku tabaruceen Ururka Xanaano oo ah urur ka shaqeeya waxbarida iyo daryeelka agoonta waxayna gaarsiiyeen 150 Qoys kuwaas oo isugu jiray agoon, dadka qaba baahiyaha gaarka ee ku nool Magaalada Gaalkacyo.
Goobta Lagu qeybinaayey Deeqdan Zakaatul Fitriga ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada gaalkacyo , iyo Madaxda Ururka Xanaano iyo dadkii loogu tala galay in ay ka faaideystaan Deeqda.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi