Munaasabada ciidul fidriga oo looga dabal degay Magaalada Baydhabo.

0
15

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iyadoo manta ay tahay maalinta ugu horeysey ee Ciidul Fitri ayaa waxaa si weyn loogu Ciidey Baydhabo iyadoo shacab iyo Madax ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ay si wadajir ah ugu wada tukteen Masaajidada ku Yaala Baydhabo

Shacabka ayaa salaada ka dib iskugu yimaadey Bartamaha magaalada si ay u wadaagaan farxada maalinta koowaad ee Ciida sidii kale ay u wada galaan Sawiro Xasuus ah oo muujinaya farxada maalinta koowaad ee ciida

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here