Madaxweynaha Soomaaliya Oo Cafis u fidiyey Maxaabiis ku xirneyd Muqdisho.

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Soomaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa 114 Maxbuus u fidiyey cafis Madaxweyne munaasabadda Ciidul fidriga awgeed kuwaasoo ku jirey xabsiga dhexe ee Magaalada Muqisho.

Maxaabiista ayaa dhamaantood laga soo saaray qolalkii ay ku xirnaayeen iyadoo loo sheegay incafis mdaxweyne lagu sii daayay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here