Maclimiinta Dugsi Qur’aan ku yaala Xudur Oo dalbadey In Dugsiga Loo dhiso

0
30

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Goob Lagu barto Qur’aanka kariimka oo ku taala Magaalada Xudur ee Gobolka Bakool oo ku dhisan Geedo yar yar oo kaliya ayaa Macalamiinta waxey dalbanayaan in loo dhiso Dugsi qur’aan ay Qur’aanka kariimka ku baraan Caruurta.

Macalin Hussein Maanuur oo ah Macalinka Qur’aanka kariimka ku bara Goobtan ku dhisan Geedaha yar yar Caruurta Bulshada Deegaanka ayaa waxaa uu ka hadlay dhibaatooyiin ay la kulmaan Xiliyada Roobabka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here