Dowlada KG Oo Shacabka uga Hambalyeysay Munaasabada Ciidul Fitriga.

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Ayidoo guud ahaanba daafaha Caalmaka meel walba ay joogaan Msulimiinta looga dabaal degaaya Maalinta Ciidul Fidriga ayaa waxey masullinta maamulka konfur galbeed ee soomaliya ay salaada ciida iyo hamabliyadeedaba ay bulshada kual awadeen masaajiyada iyo goobaha Fargaariyaasha ee ay isugu sooo bahaan bulshada damaashaadka ciida darteeda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here