Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Maamulka soomaliland waxaa uu amar ku bixiyey in dhulka xeebta ah ee barbera loo jirsana doona ilaa iyo 200 mitir dadka doonaya in ay goobahaasi ka gataan dhul ay ku dhistaan guri wuxuuna Bulshada Degan Aaaga dhulka xeebta ah ee Barbera uga digtay in ay ka fogaadaan si saameeyn ugu yeelan Badda loona helo Fagaaro heebeed la isugu imaan karo oo jawi macaan leh.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir