Tartan Qur’aan Akhris ah Oo Lagu soo gabagabeeyey Muqdisho

0
13

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadan oo ahayd mid lagu Abaal marinayay Ardeyda ku guuleysatey Tartan Qur’aan Kariim islmarkaana lagu soo gabagabeenayay Tartan Oo Bisha Ramadaan Lagu Maamusayay

Xaflada ayaa waxaa soo qaban qaabisey Xarunta Maama Ugaaso oo ah Xarun lagu daryeelo Caruurta islamarkaana Wax lagu baro si loogu dhiiri geliyo Xifdinta Qur’aanka kariimka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here