Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi)In kabadan Laba Boqol Oo Carruur Barakacayaal ah ee ku nool Kaamamka Magaalada Baydhabo ayaa loo qeybiyey dharka Ciida kuwaas oo isugu jira Agoon iyo Danyar kuwaas oo ah Wiilal iyo Gabdho waxaana Deeqdaas soo Aruuriyay Ururka Horumarinta Deegaanka ee DEDO
Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlada KG ayaa ka qeyb galay Munaasabadda Sanadlaha Ee Ciidsiinta Carruurta Agoonta ee ku nol Xerooyinka Barakaacyasha Duleedka Baydhabo si ay dadka kale Maalinta Ciida Farxada ula qeyb sadaan.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady