Maamulka Degmada Bardaale Oo ka digey iibinta Qoryaha Carruurta ay ku Ciyaarta

0
53

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Kadib Markii Ciidanka Amaanka Degmada Bardaale Howgalo ka sameeyeen kaas oo lagu Xaqiijinayay islamarkaana lagu Xoojinayo Amniga Degmada waxaana horkacaayay Gudoomiyaha Degmada Bardaale iyo Saraakiisha Ciidanka Dowlada

Howgalka kadib Maamulka Degmada Bardaale iyo Saraakiisha Amniga ayaa waxay kulan ka yeesheen sidii loo adkeyn lahaa Amaanka Maalmaha Ciida ka hore iyo kadiba iyagoona kulanka inta uu socdey loogu doodey in laga hortago waxyaabaha Amni daro keeni kara

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here