Ganacsatada Baraawe Oo Maalmaha Ciida Lagu booriyey Ilaalinta Nadaafada

0
24

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Maamulka degmada Baraawe oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Degmada ayaa kormeer ku tegay suuqyada ganacsiga ee magaalada Baraawe maadaama lagu jiro maalmaha ugu dambeeya ee bisha Ramadaan, iyadoo ay foodda nagu soo hayso munaasabadda Ciidul Fitriga.

waxaana Masuuliyiinta maamulka degmada kormeerka ku wehliyay saraakiisha amniga degmada iyo xubno ka tirsan golaha deegaanka degmada, Isuduwaha wasaarada Ganacsiga Iyo Warshadaha Degmada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here