Dowlada KG Oo Fursad Waxbarasho bilaash ah Siisay Dhalinyarada

0
30

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi)Waasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa ay fursad u siisey dhalinyarada ku dhaqan baydhabo in ay helaan koorsooyin waxbarasho oo lacag la,aan ah taasi oo ay uga faaideyneyso Dhalinayarda

Xarunta Dhalinyarada Degmada Baydhabo ( BAIDOA YOUTH HUB) oo ah Xarun dhalinyaro oo ay maamusho Wasraada Dhalinyarada ayaa kana kooban goobo loogu talagaley in dhalinyarada wax lagu baro iyo meel dhalinayaro ay iskugu imaado ayaa dhalinyarada kaga faaideysanaya in wax ku bartaan

Warkung waliba nig haaye Mahamed Aadan Wadani

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here