Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi)Iyadoo ay Maalamaha Ciida ka dhimanyihiin wax ka yar isbuuc waxaa si aad Suuqyada Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool Looga dareemayaa diyaar garowayaa Maalmaha Ciida.
Waxaa Magaalada si aad ah looga arkayaa Waalidiin iyo Caruurtooda oo Suuqyada ka iibsanaya dharka Ciida iyo sidoo kale Haween fara badan Oo u adeeganaaya sidii ay u sameysan lahaayeen Macmacaanka, sida Buskudka Dolshada.
Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir