Dharka Ciida oo loo qeybiyey Carruurta agoonta Wariyaasha Muqdisho.

0
13

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Bahda Warbaahinta oo ay kaa shaneeyso Madaxtooyada Warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa lacag ay ku ciidaan gaarsiiyeen ku dhowaad Boqol Caruur agoon ah oo ka geeriyoodeen Wariyaal Soomaaliyeed.

Agaasimayaasha Bahda Warbaahinta oo Muujiyey sida ay uga go’antahay garab istaaga Caruurtii ay ka geeriyoodeen Allah ha u naxriiste Wariyaasha Soomaaliyeed ayaa adkeeyay Mihiimadda Caawinta Caruurtan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here