Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Xili ay Saacado ka harsan tahay Munaasabada Ciida ayaa waxaa dhamaan Magaalooyinka dalka laga dareemayaa diyaar garowga ku aadan maalinta sidii Umada Muslimka ah u weyney lahaayeen Deeganada Punland waxay kamid yihiin meelaha sida aadka loogu dareemayo Diyaarowga Ciida
Sida la ogyahay Maalmaha Ciida waa Maalmo Mashquul badan sidaa darteed mararka qaar ay dhashaan Falal Amniga Lidi ku ah waxaana inta badan heegan la geliyaa Ciidanka Amaanka si ay uga hortagaan wax kasta oo falal Amni daro keeni kara.
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady