Warbixin ku saabsan Axkaamta Sakaatul Fidriga.

0
61

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Qofka Muslimka ah ee uu Awooda ama haysto wax dheeraad ka ah masruufka naftiisa iyo ehelkiisa Maalinka Ciidda ah oo dhammeeyo soonka Ramadaan, waxaa laga rabaa in uu bixiyo sakaatul fidriga.

Sakaatul fidriga ayaa waxaa laga rabaa dadka oo dhan rag iyo dumar, Caruur, taas oo Nebigu- sallal Laahu calayhi wasallam ku sheegay in ay qofka soonkiisii ka daahirinayso gefkii ka dhacay intii uu soomanaa, sidookale ay cunto u tahay masaakiinta.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here