Maamulka Iskuulka Macruuf Oo Caruur Dharka Ciida ugu qeybiyey Baydhabo.

0
69

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Schoolka Macruuf ee Magaalada Baydhabo ayaa dharka ciida u qeybiyey 100 Caruur ah oo ka mid ah kuwa Agoonta ah ee ku jira xeryaha barakacayaasha Baydhabo kuwaasi oo aan aboodin in ay qoysaskooda ka bixiyaan dharka ciida .

Qaar ka mid ah waalidiinta Caruurtooda loo qeybiyey dharka Ciida ayaa waxaa ay u mahadceliyeen Maamulka iyo maclimiinta Schoolka Macruuf ee Magaalada Baydhabo oo sanadkii afaraad curuurtooda ciideysiinaya.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

Audio Player

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here