Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Salaxley ayaa soo qaban qaabiyey kulan ay iskugu yimaadeen iskaashatada Beeraleyda Gobolkaasi kaasi oo looga hadlaayey sidii beeraleyda ay uga faaideysan lahaa Xili roobaadka uana tacban lahaayeen beerahooda
Kulanka waxaa ka soo qeybgaley Hogaanka guud ee Xoola Dhaqata Beeraleyda Gobolka Saaxil , Maamulka Gobolka iyo Xubno ka mid ah Golaha Deegaanka ee Salaxley
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani