Haween danyar ah Oo dharka Ciida Loogu qeybiyey Magaalada Baydhabo

0
88

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Ku dhawaad 70-Haween danyar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool kaamamka Magaalada Baydhabo loo qeybiyay dharka Ciid iyo Agab u gaar ah Haweenka.

Deeqdan dharka Ciida ah ayaa waxaa ka timid Wasaarada Haweenka KG, si ay Maalinta Farxada ula qeyb sadaan walaalahooda qaar ka mid ah Haweenka ka faa’ideystay deeqdan ayaa u mahadceliyay Wasaarada Haweenka oo deeqda soo gaarsisay

Warkung Waliba nig haayte Rahma Salaad Abdulaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here