Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Marka Lagaaro dhamaadka Bisha Ramadaan waxaa inta badan Mashquul noqda Foornooyinka Lagu sameeyo waxyaabaha Macmacaanka ee la Cuno Maalinta Ciida dadka qaar ayaa maalama ka hor iska sameysanaya si aysan saameyn uga yeelan Mashquulka ka jira Fornooyinka
Dadka ka shaqeeya Foornooyinka ayaa dhankooda maalamahas u ah mid aad u adag maadama aysan heleynin waqti badan dalabyadana ay ku bataan Martiqaadka Maalinta Ciidana ay tahay Xalwada, Buskudka, Doorshada iyo Macmacaan kale
Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed nor War’ady