Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Maamulka Somaliland ayaa soo Gabagabaysay Barnaamijkii Wacdiga Diiniga ahaa ee ay Bisha Barakaysan ee Ramadaan uqabato Wasaaradaha , Hay’addaha Dawladda iyo Talisyada Ciidamada Soomaaliland Qaybihiisa Kala Duwan
Wacyigalintaan ayaa ka koobneyd babaarujin, weydiinta Su,aalo diini ah taasi oo lagu bixinaayey abaalmarino qaali ah iyo qeybtinta kubada quraanka Kariimka ah oo ay wasaarada ka qeybineysey dhamaan meelihii ay ka sameysey wacyigalinta.
Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani