Arday kaalmaha hore ka galay Tartanka Qur’aanka Oo Lagu abaal mariyey Balcad.

0
73

Baydhowy ( Raathiyow Arlaathi) Munaasabadda Abaalmarinta Tartanka Qur’aan aqriska Ardeyda Duqsiyada Qur’aanka kariim degmada Balcad ee Bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa waxaa lagu qabtay degmada Balcad.

Waxaa Munaasabadda lagu soo gaba-gabeeyay,Tartanka Qur’aan aqriska Ardeyda Duqsiyada Qur’aanka kariim degmada Balcad ka qeyb-galay Maamulka degmada Balcad,Culimaa’udiin, Macalamiin,Waaladiin, Ardey iyo Marti sharaf kale.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here